Dibed-bax ay ka qeyb qaateen boqolaal qof oo ka dhacay degmada Guriceel (Sawirro)

Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa maanta salaadii Jimcaha ka dib ka dhacay banaan-bax nabadeed oo ay dhigeen dad taageersan hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca. Waxaa Banaanbaxan lagu taageerayey mowqifka hoggaanka Ahlusunna ee dhismaha Galmudug, waxaana banaanbaxaas dadka dhigaya ay wateen Sawirada hoggaanka Ahlu sunna. Ciidamada ammaanka dowlada Somalia ayaa dusha ka ilaalinayay Banaanbaxa waxaana ka … Continue reading Dibed-bax ay ka qeyb qaateen boqolaal qof oo ka dhacay degmada Guriceel (Sawirro)